Qarax gaari oo galabta ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa galabta qabsaday gaari nooca raaxada ah oo ku sugnaa halka loo yaqaano Ajabka shidaalka oo ku taalla degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir. Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxan uu ahaa mid gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliya kaasoo la sheegay inuu ka badbaaday. Lama sheegin khasaare nafeed oo ka dhashay … Continue reading Qarax gaari oo galabta ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya